top of page
Notebook and Pen

Ayuub books

Your Go-To Source

Ayuub e book wuxuu idin ka caawini doonaa Nolosha Fiican:  sida ka faaiideysiga khibradaha dadka kale, in aad go'aansato farxad ku noolaanta, iyo in laga fogaado dadka murugada faafiya,Diinta: in adkaarta la aqristo oo cadawga laga gaashaanto, in

Post: Welcome
Search

Book cusub oo la magac baxay

  • moalimzahraa
  • Apr 4, 2021
  • 1 min read

Updated: May 9, 2021

MA DOONEYSAA NOLOL FIICAN

(Iimaanka, Camalka wanaagsaan, Qisooyinka nolosha, iyo Xalinta Mushkiladaha Dhalinyarada Soomaaliyeed)


Waa buug cusub ee ha moogaanin!

Maantaba u dalab ilmahaaga, xaaskaaga etc.

Qeybaha buuggan uu ka koobanyahay


Q (1) Waa maxay nolol fiican oo farxad run ah leh?

· Fahamka nolosha fiican

· Nolosha fiican (qeexitaan)

· Culumadii hore iyo nolosha fiican

· Culumada manta iyo nolosha fiican

· Murti nolosha fiican tilmaamaysa.

Q (2): Waa maxay xididada ay ku taagantahay nolosha fiican ee farxadda runta ah leh?

1- Rumeynta geybka (waxa indho ayan arag, dhig maqal, lataabankarin)

· Rumeynta Alle sareeyee

· Malaaigtiisa,

· Rusushiisa,

· Kutubta,

· Maalinta abaalmarinta

· Qadarta Alle (kheyr iyo shar ba)

2- Shaqada wanaagsan

· Shahaadateenka

· Salaada

· Sakada

· Soonka

· xajka

· U sama falka waalidka

Q (3): Sidee baan ku heli karnaa nolol fiican?

· Qalbiga iyo muhiimadiisa

· Xididada ka siib murugada

· Dhidibada u aas farxadda

· Fiir fiiri koonka

Q (4): Qisooyin ku saabsan nolosha fiican

Noloshii anbiyada (ergada) Alle

v Qisadii nabi Ibraahim nabad gelyo iyo naxariis Allaha siiyee

v Qisadii nabi Yuusuf nabad gelyo iyo naxariis Allaha siiyee

v Qisadii nabi Muuse nabad gelyo iyo naxariis Allaha siiyee

v Qisadii nabi Muxamed nabad gelyo iyo naxariis Allaha siiyee

Noloshii saalixiinta (dadkii wanaagsanaa)

ü Qisada Aasiya bintu muzaxim

ü Qisada Safiyo binti Cabdimudalib

ü Qisada Cabdiraxmaan bin Coof raali Allaha ka noqdee

ü Qisada Abuu Dalxa Al-ansaari

Sheekooyinka nolosha

· Wanaagu ma duugoobo

· Sadaqada belada ayey xijaabtaa

· Duco ma daahdo

· Alle ka cabsiga iyo mirihiisa fiican

Q (5): Mashaakilka dhalinyaradeena heysta iyo xalka

§ Tarbiya xumada

§ Waqti lumiska

§ jahliga (aqoon la’aanta)

§ Saaxiibka xun

§ Daroogada

§ Tahriibka

Q (6): Gunaanud


 
 
 

Recent Posts

See All
Allow khaatima wanaagsan

الضمه العظمي " عندما تموت وبعد سكرات الموت الشديدة يأتي لك ملائكة لونهم أبيض ناصع البياض يأخذونك إلى السماء السابعة حتى تدفن.  عندما تدفن...

 
 
 

Comments


Post: Blog2_Post

Subscribe Form

Thanks for submitting!

061 2000282

©2021 by Ayuub books. Proudly created with Wix.com

bottom of page