top of page
Books

Ayuub books

Home: Welcome
Search

Allow khaatima wanaagsan

الضمه العظمي " عندما تموت وبعد سكرات الموت الشديدة يأتي لك ملائكة لونهم أبيض ناصع البياض يأخذونك إلى السماء السابعة حتى تدفن.  عندما تدفن...

Sheekadii Marwo Aamina(qiso dhab ah)

Xaafadeena waxaa joogi jirtay haweeney duq ah,, oo kaligeed ah, waxay hanti ka heysatay ari yar iyo digaag, Waxay aheyd islaan...

horumarinta xiriiradeena bulsho la dhaqanka

Maareynta Culayska maskaxda (daalka) iyo Dadka Keena Qof kastaa wuxuu la kulmaa daal maalinle ah. Qaarkood waa la filayaa ama xitaa...

xiriirada suntaa ee bulshada

Waa maxay Xiriirka Suntu? Xidhiidhka sunta ah waa mid ku dareensiiya inaan la gu taageerin, la guna fahmin, la gu yasay, ama lagu...

Maareynta Xuduudahaaga

Hubinta in dadka kale ay ixtiraamaan baahiyahaaga! Deji oo xakamee xuduudahaaga shaqsiyeed iyo kuwa xirfadeedba. Oodaha wanaagsani deris...

horumarinta xiriiradeena bulsho la dhaqanka

qofkasta oo naga mid ah ayada ayaa istaqaana, waana in ay isbarataa si fiican, xataa waalidka oo ah cida dadka noogu taqaana wax badan...

ogeysiis

ayuub e books wuxuu dhawaan soo saaray sedex buug oo qiimo gaar ah bulshadeena soomaaliyeed u leh. 1- Madooneysaa nolol farxad leh 2-...

Sheeko xiisa badan

Sabarka bilowgiisa waa qaraar dhamaadkiisuna waa ka macaanyahay malabka. Asxaabeey waxaa jiray nin indhool ah wuxuu ilaah ku manrystay...

Sheeko la yaab leh

Ibnu Jariir Al-Tabari allaah ha u naxariistee wuxuu yiri: “Anigoo ku sugan magaalada Makkah xilli xajka lagu jiro, ayaa waxaan arkay nin...

faaiidada salaada

Faa’iidada aan ka heleyno Salaada, Jir ahaan iyo ruux ahaan 1- Salaada ruuxda ayaa quudata oo qofka sida jirku ugu baahanyahay cunto...

Salaada iyo qiimaheeda

Salaada maxaad ka taqaanaa aqristow salaada iyo muhiimadda islamka dhexdiisa ay ku leedahay, Salaadu waa xiriirka ka dhexeeya qofka iyo...

sheeko qosol leh

Dr.caa’id Al-qarani wuxuu ku sheegay buugiisa cinwaankiisu yahay: (اسمعد امرأة في العالم) Haweeneyda ugu farxada badan caalamka, Sheeko...

Baro qorsheynta fiican

SIDEE U QORSHEYSAA MUSTAQBALKAAGA? Dadka qaar, haddii aysan badankooda aheyn, … ma yaqaanaan halka ay nolosha ku socdaan, iyo xitaa iyaga...

Book cusub oo la magac baxay

MA DOONEYSAA NOLOL FIICAN (Iimaanka, Camalka wanaagsaan, Qisooyinka nolosha, iyo Xalinta Mushkiladaha Dhalinyarada Soomaaliyeed) Waa buug...

Sirta Guusha lagu Gaaro

SIRTA GUUSHA Mataqaanaa sirta guusha, makuu sheega sida ugu fudud ee guul ku gaari kartid, hadaytahay jawaabtadu haa, ii sheeg, waatane...

Home: Blog2

Subscribe Form

Thanks for submitting!

Home: Subscribe

Contact

Mogadishu- Somalia

061 2000282

Thanks for submitting!

Home: Contact

Subscribe Form

Thanks for submitting!

061 2000282

©2021 by Ayuub books. Proudly created with Wix.com

bottom of page