top of page
Notebook and Pen

Ayuub books

Your Go-To Source

Ayuub e book wuxuu idin ka caawini doonaa Nolosha Fiican:  sida ka faaiideysiga khibradaha dadka kale, in aad go'aansato farxad ku noolaanta, iyo in laga fogaado dadka murugada faafiya,Diinta: in adkaarta la aqristo oo cadawga laga gaashaanto, in

Post: Welcome
Search

sheeko qosol leh

  • moalimzahraa
  • Jul 31, 2021
  • 1 min read

Dr.caa’id Al-qarani wuxuu ku sheegay buugiisa cinwaankiisu yahay: (اسمعد امرأة في العالم) Haweeneyda ugu farxada badan caalamka, Sheeko qosol leh, Nin ayaa ku yiri xaaskiisa asaga oo xanaaqsan waan ku hoojinayaa (ku murjinayaa), markaas bay ku tiri, si deganaan ah (ma awoodid in aad idhibtid. sidaadan u awoodin in aad iga farxisid), ninkii baa ku yiri-asaga oo ciishoonaya- sidee baana u awoodin? Haweeneydiisi ayaa ku jawaabtay, ayada oo kalsooni ka muuqato, hadii farxadu ku jirto biil waad iga jari laheyd, hadii ay dahab ku jirtana waad ii diidi laheyd, laakin farxadu waxay ku jirtaa wax aadan adiga iyo dadka oo dhanba awoodina! Ninkii asaga oo yaaban ayuu yiri: muxuu yahay sheygaas? Haweeneydi baa ku jawaabtay (anigu waxaan farxadeyda ka helaa rumeynta aan Alle rumeysanahay, rumeyntaasuna qalbiga ayey iigu jirtaa, qalbigeygana cid aan rabigey ahayn xoog ku ma leh).


 
 
 

Recent Posts

See All
Allow khaatima wanaagsan

الضمه العظمي " عندما تموت وبعد سكرات الموت الشديدة يأتي لك ملائكة لونهم أبيض ناصع البياض يأخذونك إلى السماء السابعة حتى تدفن.  عندما تدفن...

 
 
 

Commenti


Post: Blog2_Post

Subscribe Form

Thanks for submitting!

061 2000282

©2021 by Ayuub books. Proudly created with Wix.com

bottom of page