Sirta Guusha lagu Gaaro
- moalimzahraa
- Apr 4, 2021
- 1 min read
Updated: May 9, 2021
SIRTA GUUSHA
Mataqaanaa sirta guusha, makuu sheega sida ugu fudud ee guul ku gaari kartid, hadaytahay jawaabtadu haa, ii sheeg, waatane iga hoo.
1- Ahow qof muslim ah oo rumeysan Allah weynaaye,iyo rasuulkiisa Muxamed ah iyo Geybka( waxa maqan ee indhuhu arag sida mowdka, isa soo saarida marki ladhinto, is xisaabinta, janada, naarta , malaa’ikta, kutubta Alle rusushiis etc).
2- Salaada duko, oo ku dadaal khushuuca iyo sunooyinka salaada.
3- Qur’aanka aqriso Maalin kasta jus.
4- Dikriga aqri galab iyo subax.
5- Habeen kasta aqriso suurat-Albaqara.
6- Dadka nabadgeli oo ha dulmin
7- Waalidka u sama fal.
8- Qaraabadaada xiriiri uns samir
9- Diriskaaga u samafal kuna samir dhibkooda
10- Ilmahaga daryeel oo qalbiga u dhis.
11- Waa jibaadkaaga shaqada ha kahabsamin
12- Soon bisha ramadaan
13- Sadaqo baxso.
14- Unaxariiso dadka iyo xayawaanka
15- Ku kalsoonaaw Allah oo qadartiisa rumey kuna raali noqo.
16- Runta sheeg oo dadka halugooynin.
17- Naftaada ku kalsoonaaw oo ogow qofka aatahay, kobci sifahaaga wanaagsan, iska tir sifahaaga xun, yuusan ku saameynin Arigtida dadka ay adiga kaa aaminsanyihiin.
18- Cilmiga(xigmada) intaad ka dhimato dalab.
Sidaa hadaad sameyso, Allah idankiis waad guuleysan waadna faraxsanaan.
W/Q: Zahra Maxamed macalin.

Comments